Taliyihii hore ee Nabad sugida Qaranka oo si kulul u eedeeyey dowladda Soomaaliya

Taliyihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhaliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhawaan looga guuleystay kursi ka mid ah Golaha shacabka ah oo ka dhacday Magaalada Jowhar. Sanbaloolshe ayaa ku eedeeyey guddiga doorashooyinka inaysan u shaqeyn si hufan isla markaana ay ka qeyb qaateen guuldaradiisa. Waxaa … Continue reading Taliyihii hore ee Nabad sugida Qaranka oo si kulul u eedeeyey dowladda Soomaaliya